![Ka Joogsada Qof yiri "Laa Ilaaha Illallaahu" Xaqeeda Mooyee](https://img.discountmags.com/products/extras/books/9780957318069_6024d7a.jpg)
Book
Ka Joogsada Qof yiri "Laa Ilaaha Illallaahu" Xaqeeda Mooyee
(Write a Review)
Paperback
$14.95
SHIIKH SHARIIF CABDINUUR SHARIIF XASAN sannadkii 1941 ayuu ku dhashay deegaanka Fiiq, Dhulka Soomaali Galbeed. Naxwaha wuxuu ka akhristay Shiikh Axmed Baaruud, Sarfiga iyo Fiqigana Shiikh Maxammed Xaaji. Waxbarashadiisii dugsiga sare ilaa heer jaamacadeed wuxuu ku soo qaatay Jaamacadda Al-azhar. Soomaaliya wuxuu ku soo noqday 1972-dii, wuxuuna macallin ka noqday kulliyadihii Lafoole iyo Gaheyr.
CABDULQAADIR CABDULLE DIINI waa qoraa deggen waddanka Ingiriiska, waana aabbe Toddobo carruur ah. Wuxuu qoray toddoba buug oo kala ah: Ka joogsada qof yiri Laa Ilaaha Illallaahu xaqeeda mooyee iyo Baarka Sare ee Islaamka oo hal buug isla ah (2011): Tarankii Qurbaha tagey (2011); Hoggaanka iyo Haweenka (2013); Shiicada: Caqiidadeeda iyo Sooyaalkeedii Geeska Afrika (2017); Xeerka Soomaalida iyo Calmaaniyadda Maxaa u Dhexeeya? (2019); Gunaanad (2021). Dhanka waxbarashadiisa, wuxuu Dugsiga Sare uga baxay magaalada Dhuusamarreeb sannadkii 1985. Intii uu joogey Ingiriiska wuxuu qaatay shahaadada Bachelor of Science (Bsc) Civil Engineering iyo sidoo kale Postgraduate Certificate (PGC) oo ah Islamic Banking and Finance.